Daawo:-“Baashe Morgan Wuxuu Gaadhay Xiligii Lasoo Taagi Lahaa Maxkamad .. “Wiil Ku Eedeeyey Boobka Dalka Ka Socda Safiirka Imaaraadka U Fadhiya Somaliland

0
21

Burco (Saxilnews):- Wiil Dhalinyaro ah isla markaana ka mid ah da yarta reer Somaliland lagunamagacabo siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal ayaa waxaa uu sheegay in wiilka uu madaxweyne Siilanyo sodoga u yahay ee Beeshe Morgan uu kow ka yahay boob uu sheegay in lagu wado ama lagu xaraashaayo hantidii ma guuraanka aheyd ee dalkani lahaa.

 

Sidoo kale Wiil kan dhalinyarada ah ayaa waxaa uu sheegay in la gaadhey wakhtigii maxkamad caalami ah la soo taagi lahaa safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaraad Baashe Cumar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here