Daawo:-Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo Oo Shaaciyey Tirada Dadka Ku Dhintay Deegaanada Gobolka Kana Hadlay Xaaladda Gobolku Hadda Ku Jiro

0
21
Hargeysa(Saxilnews) -Gudoomiyaha gobolka Xaysimo ayaa shaaca ka qaaday in 17 qof ay deegaanada gobolka Xaysimo ugu geeriyooday xanuunada Shuban Biyoodka iyo abaarta ku dabada dheeraatay,waxaana uu gudoomiyuhu ka hadlay xaaladda uu gobolku hadda ku jiro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=ZoQ-4rvtnyQ

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here