Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Qabiile oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiiladaee xisbiga Waddani waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo laga qarinaayo calamada xisbiga Waddani .
Xildhibaanka ayaa sheegay in dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ay ka gureen magaalooyinkaas calamada xisbiga Waddani si aanu madaxweynaha oo Berbera ku sii socdaa aanu u arkin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=bsx0LHvNR2A