Masuul Sarre Oo Xukumada Siilaayo Ka Tirsan Oo Ay Dul Hogonayso Seefta Madaxwaynahu + Mudada Gaaban Ee Lagu Saluugay

0
21

Hargeysa(Saxilnews):- Madaxtooyadda Somaliland ayaa si toosa isha ugu haysa xafiiska guddoomiyaha baanka dhexe ka dib markii maalinba maalinta ka damaysa uu dagi waayay qiimaha sarifka lacagta qalaad halka hoos u dhac fara badani ku yimid shilinka dalka.

Warar hoose oo uu helaayo Hangoolnews ayaa sheegaya In Guddoomiyaha baanka ay madaxtooyadda Somaliland dhowr jeer kala hadashay in uu arrimahan taagan talaabooyin dag daga ka qaado.

Wolow saluug badan markii dambe ay ka muujiyeen arrinkan aqalka looga taliyo dalku.

Waxaana sidda xogoha hoose tilmaamayaa la filayaa in uu ku waayi doono booskiisa,

Dhinaca kale warar aanu ka helayno madaxtooyadda ayaa sheegaya in fadhiga maanta ee golaha wasiiradda lagu soo haddal qaadi doono dhibaatadda sixir bararka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here