Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Wakhtiga La Gali Doono Imtaxaankii Shahaadiga Ah

0
26

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha Imtaaxanaadka qaranka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaawaxaa uu maanta ku dhawaaqey wakhtiga la gali doono fasalada sideedaad iyo From Four ka .

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in imtaxaanadaasi la gali doono bacda iida Ramadaan isla markaana ku began 02.07.2017

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here