Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta hor tagay guddiga dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland,waxaana guddigu ka waraysteen waxa ka jira cabasho ay wasiirka ka muujiyeen masuuliyiinta shirkado adeegada Korontada Bixiya iyo waliba waxa ka jira in kooto loogu xidhay shirkado gaar ah adeega Korontada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=YN4RbS-JYuU