Hargeysa (SAXI:- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay cadaadiska ka dayso xisbiga Waddani iyo musharax Cabdiraxmaan Ciro
Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Cabdiraxmaan Ciro aanu geyn ama maamuuskiisa aheyn in qori afka laga galiyo , saddexda musharaxna ay maanta yahin madaxweynayaal kayd ah isla markaana ay mudan yahiin maamuuska madaxweynaha oo kale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=VkPRudP24rM