Berbera (Saxilnews):- Wafti ka socda xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay safar olale u muuqda ay ku tageen deeganada Bariga magaalada Berbera oo la sheegay markii ay abaarta xun ka jirtay in ay aad u dayaceen
.
Deeganadan ayaa waxaa labadii cisho ee ugu danbeeyey ka curtey roobabkii Gugu , waxaana waftigii xukuumada ka socdey ee halkaasi tegay ka mid ah wasiirul dawalaha wasaarada waxbarahsada iyo wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=AQkFoB2TJVc