Daawo:-” Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa Maxaa Ka Uray …” Xoghayaha xisbiga Kulmiye Oo Eedo U Jeediyey Wasaarada Arimaha Gudaha

0
21

Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Muddane Xassan Siciid ayaawaxaa uu eedo u soo jeediyey wasaarada arimaha gudaha Somaliland .

Sidoo kale xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in ay bulshadu la yaaban tahay is bedelada badan ee xoghayaha dawlada Hoose isla markaana ay is weydiineyso waxaa ka uray kursigan .

 

Dhinca kale Muddane Xassan Siciid ayaa sheegay in kursiga Xoghayaha dawlada hoose uu yahay kursi aanu ilahay keenin qof uu jecel yahay isla markaana uu yahay xil aad u dhib badan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here