Daawo :- Masuulyiin Maanta Ku Dhawaaqey In Ay Iska Casileen Xisbiga UCID , Siro Badana Fashiliyey .

0
18

Hargeysa (Saxilnews):- Afhayeenkii guud ee xisbiga UCID Maxamed Xassan Khayre (Shabaash) iyogudoomiyihii gobalka Maroodi-Jeex Cabdi Dool Kaariye ayaa waxaa ay maanta mar labaad ku dhawaqeen in ay iska casileen xisbiga UCID .

Image may contain: 1 person

Masuulyiintan ayaa waxaa ay sheegen in ergo ku kala dhex jirtey iyaga iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka dib markii ay hore isku casileen ay xalin kari waayeen waxii ay diidanayeen ee sababey in xisbigaasi ay is casilaan

 

Sidoo kale masuulyiintan ayaa waxaa ay fashiliyeen siro badan oo xisbigaasi ka jiray isla markaana qarsoona , waxaana ay banaanka soo dhigeen in Faysal Cali Waraabe aanu Aheyn musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here