Hargeysa (Saxilnews):- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay rasaas nool u adeegsadeen islamarkaana ay ku rideen masuulyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyaga oo ku sugan afaafka hore ee maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?time_continue=11&v=0dhS1GS2xDo