Daawo:-Masuuliyiinta Shirkadaha Adeegada Korontada Bixiya Oo Cabasho Ay Ka Qabeen Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland U Gudbiyey Golaha Wakiilada

0
28
Hargeysa(Saxilnews) Masuuliyiinta shirkadaha adeegada Korontada bixiya ayaa golaha Wakiilada Somaliland maanta u gudbiyey cabasho ay ka qabaan wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo ay ku eedeeyeen inuu damacsan yahay inuu shirkado gaar ah Kooto ugu xidho adeega Laydhka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=7-hwJ3RQ_aA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here