Daawo:-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey Qorshaha Xukuumadda Uga Meel Yaala Dadka Naafada Ah Ee Somaliland Ku Nool

0
17
Hargeysa(Saxilnews) Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin “Qabo” ayaa madal dad naafo ah loogu qaybinayey mootooyin oo uu ka qayb galay waxa uu ka dhawaajiyey qorshaha xukuumadda uga meel yaala dadka naafada ah ee ku nool gudaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=03QvEU9a4lc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here