Garoowe (Saxilnews):- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in magaaladaBuuhoodle ay xukunto maamulka Puntland isla markaana aaney madaarka magaaladaasi ka soo degi karin diyaarad ogolaansho ka heysanin maamulka Puntland .
Mr Camey oo dhalasho ahaan ka soo jeeda deeganada Buuhoodle ayaa waxaa hadalkiisani ku soo beegmi xili maalintii shalay aheyd Buuhoodle ka soo degeen wafti ka socda dalka Mareykan oo caawimo sidey isla markaana uu Cali Khaliif soo dhaweeyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=xrk9ySFXxf4