Hargeysa (Saxilnews):- xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu soo bandhigay werwar xoogan oo uuka qabo in ay doorashadu xiligeedii qabsoonto , maadama oo ay sheegen in aaney xukuumadu ilaa xiligaas aaney bixin lacag 1 Million ah oo lagu qaban lahaa qeybinta kaadhadhka cod bixiyaasha
Sidoo kale siyaasi Muuse Cabdilaahi oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Waddani waxaa uu ganafa ku dhuftey guddi musdanbeed ah oo dhawaan madaxweyne Siilanyo sheegay in uu u magaacabi doono kominshanka Doorashooyinka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=t6yMsgQAvKc