Hargeysa(Saxilnews)Labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyey inaanay ilaa hadda bixin qarashkii lagu lahaa doorashada madaxtooyada Somaliland ee ay xukuumaddu ballan qaaday inay bixinayso. Waxaana ay walaac xoogan ka muujiyeen in doorashadu mar kale ay ku qabsoonto wakhtigii loo mudeeyey. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka