Hargeysa(Saxilnews)Xildhibaan Faarax Dheere oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa xukuumadda iyo guddiga Abaaraha Somaliland ku eedeeyey inay ku fashilmeen gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen,waxaana uu xukuumadda iyo guddiga abaaraha ugu baaqay inay is casilaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=8EHHjHEJpEA