Waxaa Uu Sheegay Gudoomiyuhu In Gudiga Doorashooyinka Qaranku Iyaga Ayaa Masuul Ka Yahiin Doorashoyinka Dalka Warqadaasna Ay Tahay Mid Ay Rabaan In Uu Madaxweynuhu Ku Dhawaaqo Wakhtiga Ay Bilaabayaan Diwaan Galinta Cod Bixiyayaasha Waxaana Uu Yidhi “ Gudiga Doorashooyinka Qaranku Iyaga Ayaa Masuul Ka Ah Diiwaan Galinta Iyo Doorashada Labadaba Warqadaas Ay Madaxweynaha U Gudbiyeena In Kasta Oo Aanan Arag Nuxurkeedu Waxaa U Ku Kooban Yahay War Bixintii Ay Maalintii
[Saxil News.com]