Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Guddida Doorashooyinka Ugu Baaqey In Ay Cadeyaan Ujeedka Kulan Qarsoodi Ah Oo Ay La Qateen Wasiirka Madaxtooyada

0
20

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddaniayaa waxaa uu guddida doorashooyinka Somaliland ugu baaqey in ay bulshada u cadeeyan ujeedka uu daaranaa kulan qarsoodi ah oo ay la qateen Wasiirka madaxtooyada , isla markaana kulankaas ay ka sareen Cabdilaahi Jawaan oo ahaa la taliyihi madaxweynaha ee arimaha doorashooyinka .

 

Sidoo kale Cali Cantar ayaa waxaa uu ka hadley laba masuul oo xisbigaasi ka tirsan isla markaana xidhan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here