Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah Dhalinyarada xaafada Axmed dhagax ayaa
waxaa ay Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ka difaaceen eedo ugu yimid xoghayihii hore ee dawlada hoose Axmed Darajo
Dhalinyaradan oo ka tirsan xisbiga Waddani waxaa ay Axmed Darajo u soo jeediyeen in ceyda siyaasiyiinta haldoorka ah aan lagu helin Xilka uu ka quud dareynaayo xukuumada waa sida ay hadalka u dhigeene
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan