Turkey (Saxilnews):- Dalka Turkiga waxaa maanta ka dhici doonta afti loo qaadayo isbeddel lagusameeyo dastuurka dalkaasi si awood balaadhan loo siiyo madaxweynaha dalka , lagana gudbo awoodda nidaamka baaarlamaanka ee hadda jirta.
Dadka Turkiga ayaa u muuqda ku kala qeybsan talaabadan, laakiin madaxweynaha Turkiga ayaa maanta dadka Turkey u sheegay in loo baahan yahay awood balladhan oo madaxweynaha la siiyo si loog hortgo caqabadaha dalkan ku so wajahan.
Madaxweynaha oo arintan ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi
“Walaalyaal Aftidan Ma Ahan Afti Caadi Ah, Waa Waqti Muhiim Ah, Waxaanu Sameyneynaa Isbadal Aad Muhiim U Ah. Calankeena Cidna Ma Wasakheyn Karto” ayuu yidhi
Ilaysnews/London Desk