Moqdisho (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliya Muddane Cabdiraxmaan Bayleoo ka tirsan xukuumada Somaliya dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland gaar ahaan gobalka Awdal ayaa waxaa uu goob fagaare ah oo uu goob joog ka ahaayeen madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha dalkaasi ayaa waxaa uu cod macaan ku qaadey heesta ” Alla Maanta ”
Wasiirka ayaa heesta ka qaadey munaasibadii shalay loo sameeyey xuska maalintii la aas aasey ciidamada qaranka dalka Somaliya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=7dlwrKu2jI4