Daawo:-Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI,Iyo Bulshada Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Sicir Bararka Dalka Ka Taagan Oo Sababay In Albaabada Loo Laabo Goobihii  Ganacsi

0
20
Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta xisbiga WADDANI,Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland iyo bulshada caasimada Hargeysa ayaa ka hadlay Sicir Bararka dalka ka taagan oo sababay in saaka gabi ahaanba albaabada loo laabay dhamaan goobihii ganacsi ee suuqyada magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=X_9lBIY_W2M

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here