Hargeysa(Saxilnews)-Ardayda wax ka barata Jaamacadda Togdheer International ee magaalada Burco ayaa maanta ka banaan baxay amar kasoo yeedhay dhawaan wasiirka waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habbane.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=zTjyyIkOLPA