Daawo:-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Mar Kale Guud Ahaan Dalka Laga Tukan Doono Salaad Roob Doon Ah

0
21

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaawaxaa uu ku dhawaaqey wakhtiga mar kale guud ahaan dalka oo dhan laga tukan doono salaad roob doon ah maadama oo wali dalka ay ka jirto abaartii

 

Wasiirka ayaa sheegay in maalinta Sabtida ah ee soo socota dalka oo dhan laga tukadan doono salaad roob doon ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here