Daawo:-Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Ka Haddlay Urur Diimaadka Cusub Ee Al-Saaciduuna Xaq Iyo Eedaynta Kala Duwan Ee Uu Xisbigu Ujeediyey Xukuumadda KULMIYE.

0
18

Hargeysa(Saxilnews)Xoghayaha Diinta iyo Awqaafta ee xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey.

Xogahaya ayaa sidoo kale waxa dusha u saarey eeda urur diimeedkani Hargeysa lagaga dhawaaqey Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here