Daawo:-Adna Aadan Ismaaciil Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadashey Saldhiga Milatari Ee Imaaraatka Carabta Laga Siiyey Magaalada Berbera

0
19
Edna Adan on the roof of Veletrzni palac Prague

Hargeysa(Saxilnews):-Marwo Edna Aadan oo ka mid ah haldoorka Somaliland isla markaana hore u aheyd wasiirkii arimaha dibada dawladii Riyaale ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey mawqifkeeda saldhiga ciidan ee Berbera laga siiyey Dawlada Imaraadka.

Marwo Adna Aadan waxaa ay sheegtay in magaalada Berberi ay dacneed isla markaana ay u baahneed maalgalin , sidoo kale Edna ayaa waxaa ay sheegtay in Somaliland ay leedahay cadow badan oo aan u quudheen maalgalinta Berbera lagu sameynaayo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=pBvz0IgFCkg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here