Hargeysa(Saxilnews)- Shir gudoonka Golaha Guurtida Somaliland oo maanta warfidiyeenka kula hadlaayay Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka hadleen mooshin dhawaan la hor keenay baarlamaanka Somaliya kaasi oo ku saabsan saldhiga ay Somaliland ka siiyey Imaaraatka Magaalada Berbera.
Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee golahaasi Siciid Jama ayaa waxa uu sheegay in ayna arintaasi khisayn Somaliya sidoo kalena ay uga diyaagayaan faro galinta arimaha Somaliland.