Xukumada Somaliland Oo Hanjabaad Hawada U Marisey Dhigeeda Dawlada Somaliya Iyo Waxa Ay Uga Digtey

0
20

Hargeysa(Saxilnews):-Xukumada Somaliland ayaa waxa ay ka hadashay mooshin la hor keenay xildhibaanada barlamaanka Somaliya oo ku saabsan saldhiga Milatari ee Magaalada Berbera laga siiyey Dawlada Imaaraatka Carabta.

Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu sheegey in ay Somaliya uga digayaan farogalinta arimaha horumarineed ee ka socda Somaliland isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan uga noqdaan arintaasi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=QW9jst12qL4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here