Wasiirka Aan Ciddi La Hadal Oo Markale Qaatay Lacag Uu Ku Iibinayo Khayraadka Dalka iyo Waddan Xuduudka Somaliland Gudihiisa Gaadiid La Soo Galay

0
25

Hargeysa(Saxilnews)- Wasiirka uu madaxwayne siilaayo magdhowga u siiyay wasaaradda macdanta iyo tamarka ee  Xuseen Cali Ducaale ayaa qaatay markale lacag culus oo uu ku iibinayo qayraadka iyo madanta dalka gaar ahaan galbeedka Somaliland.

Wasiirkan ayaa waxaa uu waddanka jabuuti ka qaatay lacag aad u adag sidda ay Hangoolnews u xaqiijiyeen dad u dhuun daloola xukumadda waddanka jabuuti.

Wasiirkan ayaa la sheegay in wasaaraddiisu ay bixisay rusqadda gaadiidka faraha badan ee jabuuti in ay guraan ciida gobolka salal.

Ma jirto cid sii eegta boqolaalka iska-rogo ee intay ay jabuuti ka yimaadaan gura ciida waddanka in ay sii qaateen madantii waddanka ku duugeen wasiirkan ayaa kaliya waxaa uu isagu waddanka ciidiisa siistay waxoogaa xaqul qalin ah.

Hangoolnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here