Hargeysa (SaxilNews):- Maamulka Sare ee shirkada Prime ayaa waxaa ay si cad u beeniyeenwarar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey
Shirkada ayaa waxaa ay sheegtay in shaqadii ay ka joojiyeen nin wakiil uga ahaan jiray Somaliland oo lagu magacaabo Maxamed Xassan Ismaciiltaarikhdu markey aheyd 08.02.2017isla markaana dacwada kiiskooda ay baadhis ku wado xarunta danbi baadhista Somaliland .
Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeed Maanta Ay Soo Saartey Shirkadaasi Oo Ku Qoran Luuqadaha Somali Iyo English .