Burco (Saxilnews):- Wararka Shabakada Ilaysnews..com ka soo gaadhaya Deeganka War Cibraanoo ka tirsan gobalka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayan in degaankaasi goor dhaweyd uu ka curtey roobabkii gugu .
Roobabka ka da,ay deegankaasi ayaa waxaa ay ahaayeen qaar lagu diirsadey isla markaana uu buuxiyey dhaamkii deeganka War Cibraan iyo sidoo kale ceelashii deegankaasi ku yaalay
Raxmaadkan eebe ee lagu qabowsadey ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili ay dalka ka jirtey abaartii ugu xumeyd gaar ahaan gobalada Bariga