Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah odeyaal dhaqameedka beesha uu ka soo jeedo musharax Muuse Biixiay wax ay isku shubeen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal halkaas oo ay ka bilaabeen olale qabyaaladeysan oo Muuse Biixi cod ugu raadinayaan
Mid ka mid ah wariyayaasha gobalka Awdal ayaa waxaaa uu sharaxaad ka bixiyey ujeedka iyo sababta ay madax dhaqameedkani Borama u yimadeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=WspCnNrYM7M