Deg Deg :- Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Sii Deysay 7 Maxbuus Oo Budhcad Badeed Ahaa + Wasiirka Cadaalada Oo Ka Hadley Sababta Loo Sii Daayey

0
18

Hargeysa (Saxilnews):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa

dhawaan ka sii deysay 7 maxbuus oo ahaa budhcad badeed sanadkii 2011 ku soo wareejisay Somaliland dalka Seychelles isla markaana ku xukunaa min 10 sanadood oo xadhig ah .

Todobadan Maxbuus oo dhameystay xukunka xadhigigooda ayaa markii uu xunkunkoodu u dhamaadey waxaa loo anba bixiyey dalalkii ay ka soo jeedeen oo 4 ka mid waxaa ay ka soo jeedeen Maamulka Puntland 3 ka mid ahuna dalka Somaliya

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeed Uu Soo Saarey Wasiirka Cadaaladu

No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here