Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan shaqaalaha ajaanibka ah ee dalka kusoo badanaya isla markaana shaqadii ku cidhiidhyey shacabka Somaliland. Waxaana uu sheegay in ay mudnaanta koowaad leeyihiin shacabka Reer Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=_f4dWJwKGCQ