Hargeysa(Saixlnews)masuuliyiin hore uga mid ahaa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani dhawaana uu xogahaya xisbigaasi Uurcade soo saarey Wareegto uu xilka kaga qaadayey xubnahani.
Masuuliyiintan oo ay horkacayaan gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Maroodi Jeex Gudomiyihii garabka Haweenka iyo Gudoomiyihii degmada Axmed Dhagax ee xisbiga Waddani.
Xubnahan oo Huteel Caydiid ee Magaalada Hargeysa xaflad ku qabsaday ayaa waxay kaga dhawaaqeen garabka bad baadinta iyo toosinta xisbiga Waddani.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=nTwIafcZ_-s