Waxaana guddigu ay soo bandhigeen tirada degmo kaste iyo gobol kasteba iska diiwaangaliyey iyaga oo aanay jirin deegaanada qaar aanay ku dhawaaqin tirada dadka iska diwaangaliyey si ay u codeeyaan Madaxtooyada,Wakiilada iyo golayaasha deegaanka Somaliland.
Waxaana ay tirada dadka is diwaangaliyey ee ay guddiga doorashooyinku soo bandhigeen ay kala ahaayeen sida tan.
Gobolka Maroodijeex:- waxa iska diiwaangaliyey 312,634
Hargeysa:- Waxa iska diiwaangaliyey 222,975
Gabiley:- Waxa iska diiwaangaliyey 58,087
Balli-gubadle:- Waxa iska diiwaangaliyey 14,757
Salaxley:- Waxa iska diiwaangaliyey 16,815
Gobolka Saaxil:- Waxa iska diiwaangaliyey 78,842
Berbera:- Waxa iska diiwaangaliyey 63,831
Sheekh:- Waxa iska diiwaangaliyey 15,011
Gobolka Togdheer:- Waxa iska diiwaangaliyey 178,506
Burco:- Waxa iska diiwaangaliyey 44,954
Oodwayne:- Waxa iska diiwaangaliyey 23,614
Buuhoodle:- Waxa iska diiwaangaliyey 9,933
Gobolka Sool waxa iska diiwaangaliyey 71,096
Laascaanood:- Waxa iska diiwaangaliyey 29,558
Caynaba:- Waxa iska diiwaangaliyey 31,052
Xudun:- waxa iska diiwaangaliyey 5,341
Taleex:- waxa iska diiwaangaliyey 5,145
Gobolka Sanaag:- Waxa iska diiwaangaliyey 85,222
Ceerigaabo:- Waxa iska diiwaangaliyey 50,432
Ceel-afwayn:- Waxa iska diiwaangaliyey 12,203
Gar-adag:- Waxa iska diiwaangaliyey 17,962
Badhan:- Waxa iska diiwaangaliyey 4,625
Gobolka Awdal:- Waxa iska diiwaangaliyey 147,031
Borama:- Waxa iska diiwaangaliyey 90,496
Saylac:- Waxa iska diiwaangaliyey 26,547
Lughaya:- Waxa iska diiwaangaliyey 15,185
Baki:- Waxa iska diiwaangaliyey 14,830.
Gabagabadiina tiradan ay shaaciyeen guddigu ayaa ah tirada rasmiga ah ee iska diiwaangalisey gobolada iyo degmooyinka dalka,waxaana ay guddigu sheegeen in gobol kaste iyo degmo kaste la gaynayo kaadhadhka tiradan iska diiwaangalisey,waxaana wadarta guud ee dadka is diwaangaliyey ay tahay 873,331.
https://www.youtube.com/watch?v=IThR1kB_B2c