Hargeysa(Saxilnews) Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta si kadis ah kamaradaha Warbaahintu u qabteen isaga oo ka shaahaynaya mid kamid hudheelada magaalada Hargeysa isla markaana la fadhiya lana shaahaynaya odayaal iyo madax-dhaqameed reer hargeysa ah .
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=UfNdKzCMLqQ