Hargeysa(Saxilnews) Xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo isla markaana socdaal ku jooga magaalada Burco ayaa xalay kulan la qaatay guddiga abaaraha ee gobolka Togdheer.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=U7Q7G7IxtTc