Hargeysa(Saxilnews)-Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliif Cabdilaahi Axmed ayaa ka hadlay dhalinyaro habeen dhawayd magaalada Hargeysa kusoo bandhigay arrin fajac galisay bulshada Somaliland oo aad looga hadal hayey baraha bulshada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=EiBuB_zJidI