Hargeysa(Saxilnews)Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dawlada Turkiga u fadhiya Somaliland,waxaana ay ka wada hadleeen arrimaha abaaraha,iskaashiga iyo xidhiidhka labada dawladood ka dhaxeeya iyo waliba dhanka waxbarashada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=CV06WhWx7DM