Hargeysa (Saxilnews):- Maayarka Degmada Seyla oo ka tirsan gobalka Hawd ayaa waxaa uu goor dhaweydku dhaawacmey shil gaadhi ka dib markii gaadhigii uu saarna uu la dhacay
Gaadhiga ayaa waxaa uu gudoomiyaha degmada Sayla uu kula dhacay meel u dhaw magaaladaasi , waxaana gaadhiga la saarnaa afar qof oo kale balse wax ku dhintey ma jiro marka laga yimaado dhawaca dadkaas iyo gaadhigii oo burburey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=l98f03Fh4qQ