Hargeysa (SaxilNews):- Siyaasi Khadar Budle xog hayaha difaaca ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uuhanjabadii ugu cusleed u diray xukuumada gaar ahaan wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha oo saaka soo saaray amar xisbigaasi lagaga hor istaagey shir uu Hargeysa ku qabsan lahaa
Siyaasigan ayaa waxaa uu wasiirka Maxamed Muuse Diiriye ugu hanjabey hadii ay maanta ka hor istaagen xisbiga Waddani Xaflad uu qabsanaa laha in ay jirto meelo aanay ka hor istaagi karin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=6pCAF22pTCU