Hargeysa (Saxilnews):- Telefishanka Kalsan Tv aya waxaa uu sameeyey barnaamij uu kaga
hadlaayo dhibaatooyinka ay Somaliland ka dhaxli karto saldhiga Military ee magaalada Berbera laga siiyey dawlada Imaraadka Carabta
Barnaamijkan oo aanu hor dhiciisa idiin soo gudbin doono waxaa ka qeyb qaatey xisbiyada Kulmiye , UCID iyo Waddani iyo walib qaar ka mid ah siyaasiyiinta haldoorka ah ee reer Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Hor Dhaca Barnaamijkan
https://www.youtube.com/watch?v=eq7kdxRzyjU