Burco( Saxil News.com)-
Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ee Kulmiye Muse Baxi Cabdi Iyo Waftiggii U Hogaminayay Ayaa Soo Gaadhay Maalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Taasi Oo Lagaga Hortay Degmada Qoyta Oo 18KM Kaga Beegan Waqooyiga Magalada Burco Waxana Lasoo Gudibyay Dhankaas Iyo Gudaha Magalada Burco Waxana Uu Kale Kulmay Soo Dhawayn Wajiyo Kale Duwan Xambarsanaa Deerano Kale Gadisan
Gudoomiyaha Iyo Waftiga Uu Hogaaminayay Ayaa Waxa Loo Galbiyay Dhankaas Iyo Xarunta Xisbiga Kulmiye Ee Uu Ku Leeyahay Gobolka Togdheer Oo Ay Ku Sugnayeed Dad Xadadkoodu Yaraa Isla Markaana Ubadnaan Dhalinyaro Yaryar Iyo Haweenka Now Ee Shaqalaha Dawlada Iyo Gaadidka Dawlada
Burco Saxil News