Warka Guurtida Somaliland Oo Dood Xasaasi ah Ka Yeeshay Siyaasada Gudaha iyo Dibada By admin - March 30, 2015 0 21 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa (Saxil News.com)-Golaha guurtida JSL ayaa maanta dood adag ka yeeshay ajandahooda kalfadhiga 56 qodobkiisa sadexaad oo sheegaya siyaasada arimaha dibadda iyo gudaha ee dalka.