Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJAMaxamuud Cabdi Jamaac Xuuto oo maanta wareysi siinayey Wariye Faysal Fiifa waxaa uu ku dhawaaqey qorshe cusub uu saxaafada Somaliland ku shaqeyn doonto.
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu xusay in qorashaasi uu noqon doono ID CARD ama aqoonsi ay siin doonto ururka SOLJA Saxafi kasta oo reer Somaliladn isla markaana uu ID CARD kaas ku hawl gali doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=WEyKyY1SQ8g