Midka ka mida magaalooyinka ugu caansan Somaliland ayaa waxaa laga sameeyay xero lagu xanaaneeyo Harima-cadka
Dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay, arintan Harimacadka goobtani lagu xanaaneynaayo iyaga oo dadka intooda badani aragtida ay qabeen ay tahay inuu ahaa Shabeel.
Magaaladan laga furay madashan lagu xanaaneeyo Harimacadka ayaa ah magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal.
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=cqbO0jxOuF4