Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa saaka afaafka hore ee dawlada hoose ee magaalada Hargeysaka dhacay mudahaarad ay dhigeen qaar ka mid ah shacbiga magaalada Hargeysa kuwaas oo ku dhawaaqayey ” HA DHACAO MAYAARKU , MAGAALADA HARGEYSA LABA MAAYAR AYEY U BAAHAN TAHAY ” .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=0ZcWGk2mQPg