Muddane Muuse Biixi waxaa uu wakhtigaas sheegay in uu madaxweyne Siilanyo xisbigiisu uu ku hanbalyeynaayo in uu kala qaado labadaasi doorasho oo ay golaha wakiiladuna cod aqlabiyad ha ku ogaladeen .
Maanta Muuse Biixi waxuu yahay masuul diidan in doorashada dib loo dhigo isaga oo sabab uga dhigaya in xukun maxkamadeed lagu gafaayo
Akhriste :- marka la kala qaadey labadii doorasho ee madaxtooyada iyo Wakiilada oo maxkamadu amartey in isku hal mar la qabto taasiba miyaanay aheyn tan maanta taagan oo kale oo labadaasi loo kala qaadey daruufo jira awgeed .
Maanta se sharciga shalay taa ogolaadey maxuu u diidan yahay in doorashada dib loo dhigo abaaraha dalka ka jira awgeed
Halkan Hoose Ka Daawo Arigtida Muuse Biixi Ee Shalay Iyo Maanta
https://www.youtube.com/watch?v=Md5666Jix20